Home » Al-Shabaab oo buundada Buulo Burde qarxisay

Al-Shabaab oo buundada Buulo Burde qarxisay

by admin
0 comment

Muqdisho (Horn Life) — Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee baratamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in gaari waxyaabaha qaraxa lagu soo raray lagu burburiyay qayb kamid ah buunddada muhimka ah ee dul marta weiga Shabeelle ee dhexmara magaalada Buulo-Burde sida ay Horn Life u sheegeen dad jooga magaalada.

Burbur xoogleh ayaa gaaray buundada, oo ah marin muhima oo isku xira gobollada Konfureed iyo kuwa Waqooyi ee wadanka.

Khasaare dhimashe iyo dhaawacba leh ayaa la soo weriyay in weerarka isqarxinta ah uu keenay, laakiin illaa hadda tiro rasmi ah lama soo sheegin.

Al-Shabaab ayaa la rumeysan yahay in burburinta buundada ay uga gol leeyihiin inay ku hakiyaan duulaanka ka dhanka ah iyaga ee ka socda gobollada dhexe.

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee baratamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in gaari waxyaabaha qaraxa lagu soo raray lagu burburiyay qayb kamid ah buunddada muhimka ah ee dul marta weiga Shabeelle ee dhexmara magaalada Buulo-Burde sida ay Horn Life u sheegeen dad jooga magaalada

You may also like

About Hornlife

Horn Life Is an independent news media covering breaking news, features, and documentaries about Somalia

Newsletter

Subscribe my Newsletter for new blog posts, tips & new photos. Let's stay updated!

Latest News

  Copyright © Horn Life All Right Reserved