Home » Qarax ka dhacay Jalalaqsi oo uu ku geeriyooday Guddoomiyihii hore ee Degmadaasi

Qarax ka dhacay Jalalaqsi oo uu ku geeriyooday Guddoomiyihii hore ee Degmadaasi

by admin
0 comment

Jalalaqsi (Horn Life) — Qarax labaad ayaa laga soo sheegayaa isla gobolka Hiiraan gaar ahaan degmada Jalalaqsi.

Wararka hordhaca ah ayaa Horn Life, u sheegay illaa iyo afar qof inay ku dhinteen weerarka, welina ma cadda waxa sababay.

Qaraxa waxa uu ka dhacay meel u dhow degmada magaalada una dhow saldhigga ciidamada Jabuuti ee ku sugan Jalalaqsi.

Goor dhoweyd ayaa sidoo kale qarax weeyn oo gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay Buulo Burde buunddada lagu jaray.

You may also like

About Hornlife

Horn Life Is an independent news media covering breaking news, features, and documentaries about Somalia

Newsletter

Subscribe my Newsletter for new blog posts, tips & new photos. Let's stay updated!

Latest News

  Copyright © Horn Life All Right Reserved