Home » Yuusuf Dabageed oo gaaray Maxaas

Yuusuf Dabageed oo gaaray Maxaas

by admin
0 comment

Maxaas (Horn Life) — Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Ahmed Hagar Dabageed iyo wefddi balaraan oo u hogaaminayay ayaa Gaaray Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Safar dhulka ah ayay uga Ambabaxeen magaalada beledweyne waxana u madaxweyne ku xigeenka u guun-dhiig u noqon doonaa Howlgal balaraan oo lagu Xureen doono Wabxo illa Ceelbuur.

Socdaalka Madaxweyne ku xigeenka waxaa ku Wehliyay Xilibaan Jacfar iyo Ciidamo u hogaminayay oo donaayo in ay qabsaddaan Wabxo illa Ceelbuur.

You may also like

About Hornlife

Horn Life Is an independent news media covering breaking news, features, and documentaries about Somalia

Newsletter

Subscribe my Newsletter for new blog posts, tips & new photos. Let's stay updated!

Latest News

  Copyright © Horn Life All Right Reserved