Home » Weerar iyo qaraxyo toos ah oo ka socda xarunta Wasaaradda waxbarashada

Weerar iyo qaraxyo toos ah oo ka socda xarunta Wasaaradda waxbarashada

by Mohamed Jibril
0 comment

Muqdisho (Horn Life) — Labo qarax aad u weyn ayaa goordhow ka dhacay wasaaradda Waxbarshadda ee ku taalla isgooyska Soobe ee magaalada Muqdisho.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Xaruunta Wasaaradda ay galeen koox hubeysan oo ka dhex dagaalmamayo gudaha xarunta

Illaa iyo hadda lama oga inta uu la eg yahay khasaaraha weerarkan oo wali ka socda xarunta Wasaaradda Waxbarashada.

Wiii ku soo kordha kala soco.

www.hornlife.com

You may also like

About Hornlife

Horn Life Is an independent news media covering breaking news, features, and documentaries about Somalia

Newsletter

Subscribe my Newsletter for new blog posts, tips & new photos. Let's stay updated!

Latest News

  Copyright © Horn Life All Right Reserved