Home » Mid ka mid ah ehellada dadkii ku waxyeellobay qaraxyadii Zoobe oo sharraxaad ka bixiyay musiibadii shalay

Mid ka mid ah ehellada dadkii ku waxyeellobay qaraxyadii Zoobe oo sharraxaad ka bixiyay musiibadii shalay

by Mohamed Jibril
0 comment

Muqdisho (Horn Life) — Najiib Cabdullaahi Macallin waxaa weerarkii shalay ka dhacay agagaarka Zoobe uga dhaawacmay xaaskiisa iyo walaasheed, isagoo sidoo kale weerarkaasi ku waayay saaxiibbo badan oo ay muddo dheer is garanayeen, kuwaas oo mid ka mid ah ilaa hadda nolol iyo geeri midna lagu hayn.

Isagoo ku sugan cisbitalka Digfeer ee magaalada Muqdisho oo ayuu Caasho Ibrahim Aden uga warramay dhaawaca soo gaaray xaaskiisa iyo dumaashidii inta uu la eg yahay.

VOA SOMALI

You may also like

About Hornlife

Horn Life Is an independent news media covering breaking news, features, and documentaries about Somalia

Newsletter

Subscribe my Newsletter for new blog posts, tips & new photos. Let's stay updated!

Latest News

  Copyright © Horn Life All Right Reserved