Home » Diyaarad rakaab ah oo ku burburtay Tanzania

Diyaarad rakaab ah oo ku burburtay Tanzania

by Mohamed Jibril
0 comment

Victoria (Horn Life)— Diyaarad rakaab ah ayaa ku burburtay harada Victoria gaar ahaan gobolka Kagera ee dalka Tanzania.

Taliyaha booliska ayaa BBC-da u sheegay diyaaradda dhacday, inay socdaan dadaallo loogu gurmanayo dadkii rakaabka ahaa.

Diyaaraddan ayaa saaka ku burburtay magaalada Bukoba.

Kooxaha dab damiska iyo booliska ayaa gaaray goobta si ay uga qeyb qaataan howlaha gurmadka ah.

Ilaa iyo hadda lama ogo khasaaraha ka dhashay diyaaraddan burburtay

You may also like

About Hornlife

Horn Life Is an independent news media covering breaking news, features, and documentaries about Somalia

Newsletter

Subscribe my Newsletter for new blog posts, tips & new photos. Let's stay updated!

Latest News

  Copyright © Horn Life All Right Reserved