Home » Nabadoon caan ahaa oo Muqdisho lagu dilay

Nabadoon caan ahaa oo Muqdisho lagu dilay

by Mohamed Jibril
0 comment

Muqdisho (Horn Life) — Dabley hubeysan ayaa degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir magaalada Muqdisho ku dilay nabaddoon Xasan Cali Eybakar, oo ahaa nabadoon si weyn looga yaqaano Muqdisho.

Nabadoonka waxa uu sidoo kale ka mid ahaa tiro nabadoono ah oo dhex dhexaadin ka dhex waday dagaalka ka socda magaaalada Cadalle

Deegaanka Cadalle, oo katirsan Shabeellaha dhexe ayaa halay ay ku dagaallameen malleeshiyaad isla dega deegaannadaasi kuwaas oo iska dilay illaa iyo 8 ruux halka dhaawacuna uu gaarayo 12 qof sida ay inoo sheegeen ilo deegaanka ah.

Muqdisho ayaa dilalka kusoo badanayan 24-kii saac ee lasoo dhaafay ayaa lagu dilay illaa iyo shan ruux oo kala ah, Imaam Masjid iyo Sarkaal sare oo katirsanaa Millateriga Soomaaliya halka caawana la dilay 2 katirsan wadayaasha gawaarida xamuulka iyo Nabaddoonkan.

You may also like

About Hornlife

Horn Life Is an independent news media covering breaking news, features, and documentaries about Somalia

Newsletter

Subscribe my Newsletter for new blog posts, tips & new photos. Let's stay updated!

Latest News

  Copyright © Horn Life All Right Reserved