Home » Xasan Sheekh ma wuxuu booqan doonaa furimaha dagaalka mise magaalooyinka ayuu joogi doonaa

Xasan Sheekh ma wuxuu booqan doonaa furimaha dagaalka mise magaalooyinka ayuu joogi doonaa

by Mohamed Jibril
0 comment

Muqdisho (Horn Life) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa safar maalma qaadan doona lagu waddaa in uu ku gaaro Galmudug iyo Hirshabeelle.

Madaxweynaha ayaa la sheegay in uu booqan doono goobaha ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah ururka Al Shabaab.

Wafdi Hordhac u ah Safarka Madaxweynaha ayaa ka kala degay magaalooyinka Dhuusamareeb, Galkacyo iyo Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Safarka Madaxweynaha ayaa la sheegay in uu ka qeyb ka yahay howlgalka dardargalinta dib u xoreynta degaanada Shabaab heystaan.

Howlgallada ka dhanka ah Ururka Al-Shabaab ayaa socdo muddo dhowr bilood ah, ayadoona hadda laga saaray deegaano badan Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa dhacda deegaannada laga saaray inay maalmo kaddib dib u qabsadaan ayagoo ciidamada dolwadda ay faarujiyaan deegaannadaasi.

You may also like

About Hornlife

Horn Life Is an independent news media covering breaking news, features, and documentaries about Somalia

Newsletter

Subscribe my Newsletter for new blog posts, tips & new photos. Let's stay updated!

Latest News

  Copyright © Horn Life All Right Reserved