Home » Ugu yaraan 10 ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday Monterey Park ee gobolka California

Ugu yaraan 10 ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday Monterey Park ee gobolka California

by Mohamed Jibril
0 comment

Sagaal qof ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday goob ganacsi oo ku taalla magaalada Monterey Park ee gobolka California, sida ay booliisku sheegeen.

Dhacdadan ayaa dhacday abaaro 22:20 wakhtiga maxalliga ah ee sabtida (06:20 GMT ee Axadda).

Kumannaan dad ah ayaa goor sii horeysay isugu soo baxay magaalada Monterey Park ee dabbaaldegga sannadka cusub.

Booliska ayaan weli sheegin tirada dadka ku dhaawacmay toogashadaasi, iyo haddii ay dad u soo qab qabteen. Booliska degmada Los Angeles ayaa sheegtay in qof latuhunsayahy uu yahay nin.

Muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayay ciidamo badan oo booliis ah oo ku sugan magaalada, taasoo ku taalla khiyaastii siddeed mayl (13km) dhanka bari ee magaalada Los Angeles.

You may also like

About Hornlife

Horn Life Is an independent news media covering breaking news, features, and documentaries about Somalia

Newsletter

Subscribe my Newsletter for new blog posts, tips & new photos. Let's stay updated!

Latest News

  Copyright © Horn Life All Right Reserved