Home » Shir weynaha Culimada Soomaaliyeed oo maalintii labaad galay

Shir weynaha Culimada Soomaaliyeed oo maalintii labaad galay

by Mohamed Jibril
0 comment

Shir weynaha ay isugu yimaadeen Culimada Soomaaliyeed ee ka furmay Muqdisho 23ka Janaayo 2023 ayaa maanta galay maalintii labaad, culimada dalka iyo dibadda ka timid ayaa ka doodaya dhowr qodob.

Fikradda Isu imaatinka culimada oo uu leeyahay Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa loo qorsheeyay in uu socdo 23ka illaa 26ka Janaayo 2023 si looga soosaaro fatwo iyo warmurtiyeed muujinaya natiijada kulankaan kusoo dhammaado.

Qaar kamid ah Culimada ka qaybgaleysa shirka ayaa sheegay in lagu soo beegay waqti loo baahan yahay in diiradda la saaro arrimo dhowr ah sida ‘AS’, Dhismaha Guddi ay ku mideysan yihiin culimada & qodobo kale.

Go’aan Diini ah ama Fatwo ku saabsan ‘AS’ ayaa ka soo bixi doonta Shirka Culimada Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho, haddaba sidee Fatwadaasi u saameyn kartaa Jiritaanka Kooxda?

You may also like

About Hornlife

Horn Life Is an independent news media covering breaking news, features, and documentaries about Somalia

Newsletter

Subscribe my Newsletter for new blog posts, tips & new photos. Let's stay updated!

Latest News

  Copyright © Horn Life All Right Reserved